[FOR ENGLISH SEE BELOW]
DHACDO WARBIXIN LOO QABANAYO DHALINYARADA DANEEYSO INEEY MAAREEYAAN XARUUN DHALINYARO EE MUQDISHO (SOOMAALIYA) KU TAAL
DHACDO DHANKA KHADKA AH – 26 da November
CISP iyadoo la kaashaneeyso Akadeemiyada Soomaaliyeed ee Cilmiga iyo Fanka – ee ka shaqeeya mashruuca Xaruunta Dhalinyaro ee AU-EU “ArtXchange” (ooy maalgelisay EU) ayaa raadinaya dhalinyaro hal-abuur leh oo maareeya Xaruun Dhaqameed Dhalinyaro oo Muqdisho (Soomaaliya) ku taal iyo dhalinyaro qeyb ka noqda howlaheeda mustaqbalka.
Ma jeclaan laheyd inaad wax badan ka ogaatid fursadan gaarka ah?
Waxaan idinku martiqaadeeynaa xaflad soo bandhigid oo dhanka Khadka ah
oo eey fududeeyneyso Xaruunta GoDown Arts Centre (Nairobi, Kenya).
UJEEDOOYINKA DHACDADA:
Dhacdadan ka dib, shaqsiyaadka iyo kooxaha daneeynaya waxaa laga taageeri doonaa ineey arji ku soo codsadaan si eey uga mid noqdaan kooxda Xaruunta Dhaqanka ee Dhalinyarada.
KA QAYB GALAYAASHA DHACDADAN WARBIXINTA OO KALIYA AYEEY U FURAN TAHAY INEY SOO CODSADAAN KU BIIRIDDA XARUUNTA KOOXDA DHALINYARADA.
YAA KA QEYB QAADAN KARO DHACDADAN WARBIXINTA?
SI AAD ISU DIIWAAN GELISO – email u soo dir artxchange@cisp-nairobi.org ugu danbeeyntii November 24ka oo eey la socdaan macalamuudkan qasabka ah:
Araajida aan wadan macluumaadka kor lagu xusay lama tixgelin doono.
Dhacdadan waxaa la qaban doonaa gelinka danbe – waqtiga iyo martiqaadka dib ayaa la idin kala wadaagi doonaa markaad is diiwaan gelisaan.
Dhawaan aan is aragno!
INFORMATION EVENT FOR YOUNG CREATIVES INTERESTED IN MANAGING A CULTURAL YOUTH HUB IN MOGADISHU (SOMALIA)
ONLINE EVENT – November 26th
CISP, in collaboration with SOMASA and The GoDown Arts Centre, under the AU-EU Youth Hub ArtXchange Project (co-funded by the EU) are looking for young creatives to manage a Cultural Youth Hub in Mogadishu, Somalia and for youth groups to be part of its future activities!
Would you like to learn more about this unique opportunity?
We are inviting you to an online information event
facilitated by The GoDown Arts Centre (Kenya).
OBJECTIVES OF THE INFORMATION EVENT:
Following this event, only interested individuals and groups will be supported through the application process required to join the Cultural Youth Hub team. ONLY CANDIDATES PARTICIPATING IN THE INFORMATION EVENT WILL BE ELIGIBLE TO APPLY TO JOIN THE YOUTH HUB TEAM.
WHO CAN ATTEND THE INFORMATION EVENT?
TO REGISTER TO THE EVENT: Send an email to artxchange@cisp-nairobi.org by November 24th with the following mandatory information:
Applications without all of the above information will NOT be considered.
The event will be held in the afternoon—the time and invitation link will be shared upon registration.
See you soon!